Heerkan manta joogana Abdinasir baa ii horseedayoo dumar iga hor mariyoo Raboow halyeygii ragga Raboow Raboow anigaa helee Raboow il xun iiga haay Abdinasir...
@kadraidil9099
6 жыл бұрын
Masha allah suldaan seeraar fanan qiimo badan xaas qiimo badan oo asturan ilaaah wuku siiyay allaha isku kiin barakeyo allow ana suldaan oo kale oo igu faana ii sahal ❤🤲😍😘
@najiipali2971
6 жыл бұрын
Fanaan jiraa thy ku taagersanahy Libaxeyga Suldaan
@ayanhaji1697
6 жыл бұрын
Esh cala hees waxaa baa jecel allow Ada wayn iskuda OO xasiidka ishoda kaa du ya Allah oo iso barake 💕🌹🌹💕
@abraarimages1269
6 жыл бұрын
Ayan Haji wllo SUBSCRIBE igu cawi mahadsanid
@ayanhaji1697
6 жыл бұрын
Wiilasha Ogaadeen romantic Sanaa 😍😍dumarka warsangali na jacayl kaa ku wacana 😍😍waa isla doonashow ilaah 💕💕🔥🔥🌹🌹💕💕
Wwwwwwww Suldanka geeska runtii waa u qiray iney amuuni ka hormarisay ragga oo dhan 👍🏻👏🏻👏🏻👏🏻👌🏻👊🏽👊🏽💪🏿💪🏿
@nasteexo5255
3 ай бұрын
2024 like please 🙏 ❤
@hooyomuse5058
6 жыл бұрын
Masha Allah afkaga cano lagu qabay waxasa cooda illahay ha isukin dayo adiga iyo marwo amuun
@amatallahnabiha1943
5 жыл бұрын
Ma sha Allah amin ilxun nima aragto welcome to Kenya we're welcoming you with open habds
@armaankhadar7091
Жыл бұрын
Heerkaan maanta joogana iyada ii horseedo raga iga hor marisee rabiyow il xun iga haay Waa ereyo dareen jaceyl ku saleysan wlhi nin rag ah oo xaaskiisa ku faanaya raga asaagiisa wax buu dheer yahay ❤ Suldaan io amuun allow iskudaa 🙏
@abdifandhe7076
6 жыл бұрын
Suldaanka geska serar guhaad,,amuun Abdi allé ha isku kiin barakeyo allé allé ha idin ka dhigo ul iyo diir jacayl midha dhala Ku nolada abid allé inta is jecelna allé ha isku soo dhaweyo
@miss_chelsea3391
6 жыл бұрын
Wow nice song suldan
@fatemamohamed556
6 жыл бұрын
Manzha allah suldaan seeraar Iyo Marwadiiza Farxad ku Noolada😍😍😘😘
@nimcomaxamedcraxmaanyusuf8429
5 жыл бұрын
Ceeshcalaa hees IGA dheeh suldankaa geeskaa hore usoco king
@taynai4921
5 жыл бұрын
mashallah I love ❤️ diz song inshallah I can’t wait 😊 for my wedding 👰
@AdanMadey
3 ай бұрын
Sullda noow waan ku taa daa deee
@nouraharbi5943
6 жыл бұрын
Nin suldan cmla ilhw🔐❤😔
@adamhassanahmed3960
3 жыл бұрын
Aniga jooga abayo mcn limo adeer kore Ayan nahay walahi
@yasminmuqtarali2344
6 жыл бұрын
Nice song allow nin hesa uu imaano allha isahlo 😀😀isku wara suldaan serar iyo amuun 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Пікірлер: 760