Jacaylka aan u qabo darteed suleekha hees kasta oo magaceda ah wan xifdiyey sulekha darted❤❤❤
@faadumoxaafid8991
Жыл бұрын
Heestan inbadan raadinya wayo waa isku.dhacanye qofka is jecalayan markan isku dhacanaye ayaan arkye isago soo.dhigtyd heestan 16 /8/2023😢xasuus bay ihaanaysa heestan😢 sidye noqan alle ogee 😢❤
@AhmedAli-gg8nu
7 ай бұрын
❤❤❤😅😅😅
@faadumoxaafid8991
7 ай бұрын
@@AhmedAli-gg8nu 😂😂
@suhaybmuxumed1933
Жыл бұрын
Ugu dambayn heestaan raadinayay waan helay
@user-kn6ij8br1d
11 ай бұрын
Maalmahaan la daris ahay Mirta dhexe habeenkii Kali muran ma daayee Magaaladaan dhex joogoo Makhluuqaan ku noolee Sidaan ahay maraan bay Igu maadsadaanee Iga murugtay taladee Goormaan Malyuuneey Mashxaradii arooskiyo Meherkii ka dhigannaa ? Maankiyo laabtiyo Qalbigaad dhex miratoo Muxubada aan kuu qabo Macaaneey siyaadee Wadnahaad ku mudantoo Kaa maarmi maayee Naftaa kugu maqsuudee Ii maciin abaayooy Iga murugtay taladee Goormaan macaaneey Mashxaradii arooskiyo M
@abdirahmanhaydar9481
2 жыл бұрын
Wllhi waa legendry Axmad rooble cali dayax
@leilaibrahim7443
11 ай бұрын
3 sano wan ku sugaye axmedow sidey nuqun alla ogee😢
@Aziiza-halgan
11 ай бұрын
sadex saniyo dheeraad intaa wan kusugayoo😟 sahwiyoo daraadaa ❤🩹
@kariish1274
Жыл бұрын
Allaah u Naxariisto
@falismaxamed1337
2 жыл бұрын
Adeer allah ku naxariisto Adi Iyo aabe😭💔
@abdirahmanhaydar9481
2 жыл бұрын
Gormuu dhintay wll
@abdirahmanhaydar9481
2 жыл бұрын
Wll
@shaafijeyte9021
2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 sxb waa dhintay Dayax Allaha u naxariisto, 2020ka bilaawgeeda uu xijaabtay qabriga Allaha u waasiciyo.
Пікірлер: 16