Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo dhowrida iyo ilaalinta xuquuqda qofka in aan lagu tacadinin:
1.Marka hore fikrad guud dhowridda xuquuqda qofka ?
2.Maxay tahay adeegsiga guracan ee awoodda?
3.Dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka caalamiga ah ahmiyad intee la eg ayey siiyeen dhowrida xuquuqda aadanaha laga dhowro adeegsiga guracan ee awoodaha?
4. Bulshada dhexdeeda Awooda yaa iska leh , imisa ayeyna u qeybsantahay?
5. Adeegsi guracan ee awoodeed in uusan dhicin yaa laga doonayaa?
6. Sidee looga ilaalin karaa xuquuqda qofka in aan lagu xadgubin ,Hadii la dhowriwaayo xuquuqdoodana maxaa dhici kara ?
7 . Talo kusocota dadka awoodaha kala duwan leh ee bulshada dhexdeeda ?
8.Side bulshada loogu sii adkeyn lahaa in ay ilaalshadaan xuquuqdooda oo aan lagu xadgudbin?
Негізгі бет Xaqqa uu Qofku uLeeyahay in Laga Ilaaliyo Adeegsiga Guracan ee Awoodda: Dr : Mohamed Nasir Abdi Haji
Пікірлер