Barnaamijka Tusmada Sharciga Qeybtiisa waxaa uu diirada saarayaa in la fahmo maxu ka koobanyahay xaqa daryeelka caafimaadka, xerarka dalka intee in la eg ayay kaga jiraan ilaalinta heli taanka xuquuqda daryeel caafimaad , intee in la eg ayay sharecada islaamku siisay heliitaanka xaqa daryeelka caafimaadka , maxa waajib ah o ka saaran dowlada ilaalinta xaqa daryeelka caafimaad, sidee loo xaqiijin karaa helintaanka xaqa daryeerka caafimaad.
Негізгі бет Tusmada Sharciga | ilaalinta xaqa dadka ay u leeyihiin iney helaan daryeel caafimaad | Cabdiwali
Пікірлер