Prof Fahad Waa jeclaa ina ii soo qorto number kaga what's appka teacher. Waxn u fadhisanaya sanadkan hadii allahe haka dhigo jamacada marka ina ku waydiiyo wax. Ku saabsan Faculty gan aad noo sharaxayso Ado mht
@faaizaaliahmed8291
4 жыл бұрын
Waa kuliyda aan aadka u jclhy really❤
@abshirlove196
4 жыл бұрын
sido kale walaahi
@hamdixaaji5697
4 жыл бұрын
Magashen he ani snadkan aya raba ina galo
@ayaanc.risaaqaadan1618
3 жыл бұрын
Sidookale wlhi abyo
@kawkabsomt.v4562
2 жыл бұрын
@@abshirlove196 Abshirow saxiib public administration ma bilowday iiga waran
@Hodanisha
Жыл бұрын
@@hamdixaaji5697 m bilowde abyo wa iga sii
@faaizaaliahmed8291
4 жыл бұрын
Thank m.a
@abdirizakawil2479
3 жыл бұрын
Walaal maxay ku kala duwan yiin puplic policy and puplic adminstration . Mahadsanid
@prof.fahadwarsame2993
3 жыл бұрын
Public administration waa maamulka iyo maareenta hee adaha guud ee dowliga ah Walaal, Halka Public policy eey ka tahay shuruuc dii iyo qoraaladii Baarlamaaniga ahaa ee dalka lagu dhaqaayay.
@xafsoyuusuf8029
4 жыл бұрын
Thnkis hogaamiye media
@mursalsaidasal8775
2 жыл бұрын
What is difference between management administration and public administration maxay kula duwanyihin?
@prof.fahadwarsame2993
2 жыл бұрын
Management waa maamul iyo maamreyn wll Administration na waa la mid waa same word. Public administration lkn waa maamulka hey adaha dowliga ah iyo meelaha hoostaga mahadsanid.
@breazyboy454
2 жыл бұрын
@@prof.fahadwarsame2993 😅❤
@safiyasiman6797
4 жыл бұрын
fahad warsame: wll puplic administion and puplic management maysku hal maado ayaa maxayse ku kala duwan yihiin? thanks
@prof.fahadwarsame2993
4 жыл бұрын
Waa isku mid walal Public Administration ayaa loo garan og yahay oo official ah, Public Management hadaa dhahdo waa caadi lkn kuma haboona Management waxaa loo isticmaalaa Maamulka Shirkadda qaas ka loo lee yahay, Administration na waa Dowli ama qaran
@mssfakatax5957
3 жыл бұрын
Music saaid waaye codka low waaye ustaad mar ka taxdar
@prof.fahadwarsame2993
3 жыл бұрын
ok inshallaah casharkii xigay waa ka reebay mahadsanid Walaal qaali ah...
@anabyusuf7138
4 жыл бұрын
Thanks lkn public adimistrtion maxa u function uu qabtaaa
@prof.fahadwarsame2993
4 жыл бұрын
Maamulka Dhanka Dowladda waaye wll iyo wixi hoos imaado min degmo maamulkeed ilaa wazaarad laga gaaro
@fatimasalaad1175
2 жыл бұрын
Xisaab miyaa soo gasha ustad xisabta iskuma fiicnin iso jwaab
@Hodanisha
Жыл бұрын
Suashan is weydinoya anina😢
@muqiirsalmaan
10 ай бұрын
xisaab masoo galaa public instration
@cabdiraxamanaxmed1683
3 жыл бұрын
Wll Kuma Yara fiicni xisaabta wanan jecelahay in aan Barto public administration ka ee ka waran
@prof.fahadwarsame2993
3 жыл бұрын
Public Administration ka waa Faculty amd kuliyad wanaagsan Walaal waa maamulka iyo maareeynta Hee adaha guud ee dowliga ah.
@zahraali8939
3 жыл бұрын
@@prof.fahadwarsame2993 intee kala soo xiriiraa
@dekaali5457
3 жыл бұрын
Wll no so gali public health io jobskisa
@prof.fahadwarsame2993
3 жыл бұрын
inshallaah wll waa diyaar dhawaan
@dekaali5457
3 жыл бұрын
@@prof.fahadwarsame2993 i.a mahdsnd my teacher💯
@cinabbintucali5453
Жыл бұрын
Waxan raynaya inaan qato koliyadan
@yaasmiinabdi3043
4 жыл бұрын
Xisaabaadka xidhiidh may la leedahay ???
@amalahmed5391
3 жыл бұрын
Haaa walhi 😭
@zamarapretty853
3 жыл бұрын
@@amalahmed5391 Apayo adi ma barata aniga sanadki 3aad ayu i maroya xisaabna ma arkin wx buun buninaya sanadihi hore ma ahine
@jamaalyaxye0035
3 жыл бұрын
@@amalahmed5391 𝗪𝗟𝗟 public Administration xisabad makujirto☝️
@amalahmed5391
3 жыл бұрын
@@zamarapretty853 haa hppi 2 sanade hore way ku jirtaa
@amalahmed5391
3 жыл бұрын
@@jamaalyaxye0035 haa wllo lkn ma badna calculs iyo 2 accounting iyo dhawr kle unba ku jiree
wll sometimes shahaadadaa wadato lama eegayo ee xirfada position shaqo ee lasoo bandhigay iyo qibradaa u leedagaa la eegayaa, mahadsanid, Soodhaww ustaad.
Пікірлер: 51