Asc gabdhoow nimcada illahey iidiin siyey NAG ha ugushekeynina naguhu WA xasad sirtina qarsada nagahan WA xadad way idinka masereynayan nagta aad ushegtiin nimcada iyada Balaton idin malegeyso tas ogafa ok
@user-gm2kl9kw2v
2 ай бұрын
Ayaaney anagaa si walba kugu jecel xppti muhimaddu waa inaan maqalno adoo leh indha weyney like masaartey mise waa iskasoo indhaweyntahay 😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Ayanay si walbo wa kula haynaa ilahay garabkaga ha galo🎉🎉🎉🎉🎉
@luuluu.69
2 ай бұрын
Wan Ku salaamy aay indha weyney wan Ku Fahmi Karna xppti hoyo qurbo jogto oo intan heyso lama helo Allah haku xafido video ga hadba noso dhigeyso mahdsanid Ayan kulenahy wan kugu qadaneynaa inta kaso dhameysaneyso umurahaga Saman badaney umu Khalid ❤❤❤❤
@falishassan528
2 ай бұрын
Mahiimadu waa inaa caafimad qabto Habibti ❤❤❤❤❤
@fatmakiin
2 ай бұрын
Abyo saa adiga awoodo wax inoogu soo gudbi mhdsanid jazakallah xbbtii ❤❤❤
@xuriyoali7628
2 ай бұрын
Haa saas ku sii wad aragtadaada iyo codkaaga waa isku mid ee bil iyo bar ku sii wad waa iska caadi macaan badaney
@FoziaAbdulkadir-kx5qx
2 ай бұрын
Dhib. Malaha qaali waa ku sugeenaa intas iyo ka badan❤❤😊
@Xalimo421
2 ай бұрын
Alle ha na xafido.Wa sheeko yaab lah.Dadka qaar wa labo wajiilayal,Alle ha naga qabto cadow kasta.
@zagal_faisal1013
2 ай бұрын
Waanu kugu wadanaa sidaa awoodo u wad ayaaney waanu ku dareemaynaa
@Bilan_nura
2 ай бұрын
wax walpo adiga inola timado wa kugu dul qadan karnaa abyo Codkada wx wlpo noga qalisan ❤❤
Ayaan walshay walagu dulqadanaya wayo inkabadan ayaad no abooday qaaliyey❤❤❤❤
@xafsoahmed9
2 ай бұрын
Wcs ayaaney sidaad awoodo noogu soo duub
@canabqardho7963
2 ай бұрын
Wcs ayaan abayo mcnto waa diyar wax waliba cafimad kaga noga muhiim san hadiba ad nolola jogtid oo wadba inaga maqnanen waa cadi cafimad tam ah baan ku rajenayaa waa sax qofka mar waliba maso tagnan karo wanah kula daremeynaa culeysyada hoyo ay ledahay Xppti waa diyar guleyso ina badan ❤❤
Aad iyo queen 👸 insha Allah bil iyo ka badan xitaa waa ku sugu karnaa run ahaantii duruufaha kula soo gudboonaadeenna alle subxaanahu watacaalaa hakaa dul qaado xanunkana caafimaad taam ah Allah kuugu badalo ❤❤❤
Wcs ayaan quruxey ilahy ha nokkaa xafido mcney san ku jeclhy lee qalbiyey❤❤
@SamiaAhmed-b334
2 ай бұрын
Haa abyo intas ka bdn ayaad naga mudan tahy my queen 🫅 ❤
@nawalmohamedali
2 ай бұрын
Hbarar mcn waa caadi❤
@fatimayusuf4999
2 ай бұрын
Ayaaney abyo aniga qeebta dhagesiga iyo like ta qabil sanahay kaliya sheeko lee noso deey wax la aan lee hana dhigin
@falishassan528
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Faaizomohamed-qk2sd
2 ай бұрын
Quruxsan waan daremi kara culeysa waa imaan waqatigada janisa hesho ayan ku sugeyan inash allh waxadan awoodiin naftada haku kalifiin muhiim waan ina cood kada maqalan ❤😢
@nasteexomohamed7831
2 ай бұрын
Shukran abayo qisadan wax kabadan kafaid3
@Muhima2495
2 ай бұрын
Wcs wwb abyo Allah ku caafiyo 😢
@sunrise4459
2 ай бұрын
Idinkoo 2 naag iyo hal nin 14:02 ahbo isku sheeko aa keentiin aniga culeyska iaan dareemo waa sadexdiina waa idin dhageystaa, like intaas kuu saaraan iska baxaa waayo war la qabo xiiso ma leh aa i qabato.
صلى الله عليه وسلم وبارك على محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉abaayo waan caadi qaab kaad ku soo jeediso waa is ku mid hadii aad asigoo cod iyo goo muqaal ah waa isku mid abaayo siaa inoogu soogaliso hadabo waan fiirsanay abaayo waana kuugu dhahay sanay naa abaayo hore ayaaney cadow gaa hajawo wax ku dhibo ilaahay ku matusiyo
@Suleeqoi_braahiiml
2 ай бұрын
Haa abaayo❤🎉
@mohamedolow9794
2 ай бұрын
Allaah haku barakeeyo Allaah ha ku caafiyo waan ku gu jecelnahay waana ku gu wadaneynaa Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
Masha Allah, mahadsanid abaayo Ayaan qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti. It is okay with me abaayo macaan. I understand you. May Allah give you a quick recovery In shaa Allah abaayo macaan. 🤲🏼 ❤❤❤❤
Wcs abayo thanks again wankugu dulqadan karnaa in bdn
@user-fe5es3mb4e
2 ай бұрын
xbbti inkasto wajigagu wuxu nalayahay inad nala jogtid lakin wanu kugu qadanena guul ban kurajenaya horey usoco xbbti
@user-wp6xt8pf5o
2 ай бұрын
Wcs Ayaantii wajiga la,aan tiis maba mcn sheekad I like your Action❤
@ruwedoasad1539
2 ай бұрын
Dhibmlhn hbo Ayaan waan kugu dulqaadaneynaa si walbo ay ahaato alle hakuu fududeeyo howsha🤲❤❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
2 ай бұрын
Wcs ayan quruxey wax walbo adi tabartada ah od no kento wana kuku dul qadaneyna wayo waxa thy qofka kaliya Ana naka mashqulin ila wax daruri ah mahe mcney bil iska daaye bilo wan kuku qadaneyma hadow ilahey ka raali noqdo hanaka baqan boqraney❤
@shukrishiresiyad2623
2 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@AyanishAbdullahi-tx6fn
2 ай бұрын
Haa abayo wan kudolqadanana inkasto an jeclahhay wajigada
Пікірлер: 162