Abaayo birta ilakaha hoose wayba u baahnayen way yara kla durkeno m.a waye 😊😊
@Salmaqurxinta
Жыл бұрын
Wcs abayo hadana qaldanen qisadan xala ka dawada channelka sowda maxamud adna wan ku dawana hada liketana wan ku dawaday hada dhagestaa shekadas ogle oday maxamud dirir marshale alle ha unaxaristee ❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
Жыл бұрын
Wcs wr wb sister ❤❤❤
@ilwaadinaacaroone6755
Жыл бұрын
Mashaa aallah Ayaan qurux bdn thanks mcnto
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay adna sidookale
@user-uu6xn7qp7u
Жыл бұрын
Codkaga wa sidii hore abyo
@sahrasahra1913
Жыл бұрын
Oday diriraa😂😂
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah ❤❤👏♥️♥️❤❤♥️♥️🥰🥰🥰
@fatumakiin1993
Жыл бұрын
Ayn mahadsanid xpptiyy xalay xaafdaas waa lagaa taby runtii bal soo carar oo soo dhaqso ruxii
@luqmaan753
Жыл бұрын
Fasiix waaa dadkan warkooda iska dhaaaf
@munaaxmed9367
Жыл бұрын
Ayaaney waa ku salaamy wll Hadalkaagu waa caadi wll waxba kama qaldana ilkuhu Anay ii xiranaayeno bishan 13 iska soo furay birta gadana caag igu xiran
Wcs ayan quruxey alh noka xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ani maba sugi karo inan Commts kaso bixiyo mahe maba firsan karo alh noka sharfo abyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph
Жыл бұрын
Waan ku cusubahay chanalkan ayaan gobdoon❤ lkn tagero Baan ku ahay mcney
@nastehaahmedosoble1931
Жыл бұрын
Ayaaney abyo cafwan markaa quruxda tilmaameesid waxaa dhahdaa aad moodid in gacan lagu sameeyo marka xbbt isku day inaa iska deesid waan oghy inee hal hees somali thy lkn ma qurux badno
@caashocabdulaahi3354
Жыл бұрын
Wcs ayaan quruxey abyo gabar walashena o yutubarad ah o carur galo kaqadaty bn jcldy inan ka codsado inad sher owd ugu subiso yutubkada hadey macqulthy gabadhas aaadba ugu calol xumody wayo carurti laga qaty ba hadane qoma lud in laga dhigo laraba magacn ba ku qoran @hafso Ahmad qorgab
@amiiromohamed7108
Жыл бұрын
ayaan qlbi wanagey waan ku salmy hbbt
@lugayar9163
4 ай бұрын
Ciil badanaa
@nastexoshooble6824
Жыл бұрын
❤❤❤🎉
@Hamdamukhtaar-rf9gk
Жыл бұрын
Asc wallo ayaan qaali malin wanagsn ❤❤
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@farhiya5072
Жыл бұрын
Wcs Ayaan masha Allah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😪😪🥰🥰🥰🥰🤴🤴🤴🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️
@daganabdi6431
Жыл бұрын
Team ayan wan isdin salame
@sucaadjimcaale50
Жыл бұрын
Ayaaney ma waxaad sheegeysa sheekadii filan waa
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Shekada jinka ma ahinow Ayaan iyo oday jimcaale
@uali7359
Жыл бұрын
Abayo ingacan lagausameyay ayad tidhwadanbi
@sadakabdullkadir
Жыл бұрын
Uu dhahay iyo eetiri kadaa sheekada ee magaca u yeeel
Shuuq Maha waa sheekh hortu waxan idin waydiyay rer xamarka iyo xarafka kh maxa is ku diray maba karaane kkkk
@QisasChannel
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hewarable5547
Жыл бұрын
Xabibti 😂😂😂
@FarxiyaIsmacil-hh7uv
Жыл бұрын
Ayaaney qisadi amran awaye
@QisasChannel
Жыл бұрын
Caawa idiin soo daynaaa inshaaa allaah
@FarxiyaIsmacil-hh7uv
Жыл бұрын
Thanks mcnto
@maryannuux5402
Жыл бұрын
Ayaan qurux wan salaa may
@hawaosman2457
Жыл бұрын
Ayaaneey sheekadaan reer soomaali ah oo weli a reer qandac isku ah, hal mar ayaa muis lagu wada furay labadii reer ! Cajiib weli waan la yaabaa reer kaas sida fudud oo loo kala furay!
@amalbashiir6630
Жыл бұрын
Hhhhh ayaneey waad Iga qoslisay soomali aan ka dhalanay War Malaga weynaayo qaali sidadii Lee tahay Malaga dareemayo in aad so xerty ilkaha
@linoabdirahman3741
Жыл бұрын
Xabibti maxa Somali kaleya maku dawadan Kenya maba so hadalqadid maxa 👑 my ayanita
Пікірлер: 110