Alahayow nooda boorama.. Dhulkayga macaan.. I was born and grown up in Djibouti but Boorama is always in my heart and my mind cause it's where my father is originally from.. God bless you my wonderful Awdal, God bless always Samaroon people, my people, my blood, my soul.. Labadii isbaratee sideena, Boorame ku kulantaa
@osmanpilote9726
7 жыл бұрын
markana
@samadonawarearrale4016
7 жыл бұрын
Ali Oul Oula kkkkj sxp thnks commentigagga aad ii iisoo jiitey
@asmadaganiloveawdalsallal1620
6 жыл бұрын
wad mahad sanathy wllo inta cafiimad qabta sido kale dadka reer Djibouti wa dadkayagi long life 👍👍
@katilala
15 жыл бұрын
borama i went to borama last june 2008 and i enjoyed my stay over there the city has chnaged a lot and in the future insha allah i wanna open up a business so vive borama bien sur vive djibouti parce que avant tout je suis un djiboutien et j aime djibouti
@nimcaanmohameddinimo8766
2 жыл бұрын
Labada isbarata sideena BORAMAY ku kulantaa 😍😍
@indaclub20066
12 жыл бұрын
dhulka bilicda quruxdiyo baashaalka seeraha kala bogashadeena. it reminds me old days. one love to Borama
@tamratdesta8186
12 жыл бұрын
waaw afkaaga caano lagu qabay abti waad ku mahadsan tahay heestan walia wuxuu u qaaday xaaskiisa borama ayuuna kusoo dontay
@@abdikadirmuhumed4470 hun cadi iska dhig laftiso cad ayan aqana 2018 iku danbeysay wax kale ma ishekaysa tarikhdisa so baro wahu ku dhashay boon wa degan samaroon oo lawyo cade ku tala hada maqashay karan mayo qabilkisana wa cise oo ree abtikina wa samaroon waxkale mad haysa lakin ree abtiki aya sokorsaday madama abihi dhintay samaroon wax ka jecel yahay majirto bcs ayaka sokorsaday hayadi fahantu shekada social media nicda kala fariso bro
@asmaibrahim7292
3 жыл бұрын
@@abdikadirmuhumed4470 hestana xasikisa u qaday gabdh samaroon u qaba halki hablahi janada peace nd love ayu qaba tas kudarso warkale mad haysa
alaa yaa cisag waa hees qaaliya WAXAA ANI BADH IGA HADHI BERI AQAL GALKEENA WAAAAAAAAAH
@guledyahie255
7 жыл бұрын
Maaansha alah xasan inadeer bootame degaan jaceyl
@subeerbigeysiniesta1257
6 жыл бұрын
BORAMA 😍😍😍
@Janankaify
11 жыл бұрын
Munaafiqiinta iyo kuwa maskaxda ka buka ee Isaaq iyo Samaroon isku dira baan la yaabay. Saaxiibayaal labadan reer waa ehel, xidid, xasabo, iyo weliba walaalo isku degmo ah. Somaliland waa naga dhaxaysaa, waana u siman nahay, Cidna cid ma karbaashi karto, meeshan waa la shaxeeyey ee kanaxaw nafta waa! Samaroon waa dad dhaqan iyo qawlba leh ee hadda barta kuwa aan aqoonow.
Borama seeraha ku yaala, waa meel hadii aad la tagtid qoftaa isjeceshihiin uu jacaylkiinu noqonayo mid xasuus lama ilaawaan ah nigu reeba. Waxan sidaa u leeyahay waa meel aad cagaar u ah oo buuro ku oolaan iyo waliba guryaha ka ag dhow oo aad indhaha usoo jiidanaaya taas. Dadka degan oo ah dad nabada jecel oo ilbax ah.
@sommali230
3 жыл бұрын
inader cimriga hajiro
@BurceaBurcea
6 жыл бұрын
Mashallah
@awamuse3213
5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw
@ahmedbaarshe687
5 жыл бұрын
Kan reer jabuuti miyaa tuuloos aw uheesooyaa
@sommali230
3 жыл бұрын
cousin noolow
@Libaan99
15 жыл бұрын
Lavac, i totally agree with you bro nin waliba waa jecelyahay in lafaaniyo oo La amaano dalkiisa iyo magaaladiisa lakiin Nabad iyo citiraam aan ku wada nolaano somali odhan , cidna ma geydo mana mudna aflegaado iyo cay. Fanka iyo sugaanta somaliyeedna waa Lawada leeyahay ee lama kala laha ,walow anigu aan ugu jecelahay fanaaninta reer Hargesa iyo djabuuti kkkk
@abdisalamfarah9344
Жыл бұрын
🥰🤩😍
@faysalyusuf8366
11 жыл бұрын
mansha alh Borama ilahayow noo daa waa meelaha Somaliland ugu quruxda badan Borama waxanan u mahad celinaya walaky kaa qaali ga ah ee iga horeyey mr (Janankaify ) waxan ku leyey waa runtaa Isaaq iyo samaroon waa labada reer ee Somaliland iskugu jecel weligoodna way is jeclanaya ee na naxow nafta waa
@mrjamac
9 жыл бұрын
awdal staate of somaliya ha jirto oo ha waarto ,,, salaan from bosaaso.
@Tvwaagacusub
12 жыл бұрын
awdal state ha jirto ha joogto
@XuseenBaarri
5 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Siciid Muumin Yaabane
@amalisha06
15 жыл бұрын
vous à tous ceux qui ont écrit à ce wallah vous êtes malade de jouer le rôle du clan auquel vous appartenez, le pays vous venez de toute personne qui y est né, vous devez avoir honte
@tueryoop5217
6 жыл бұрын
Oo kalaya somaliland ma waxaa iska leh samaroon iyo Isaaq miya dadki kale meeh
@leomessi3507
6 жыл бұрын
Ninkan ciise weeyan.
@kaat1096
6 жыл бұрын
viva awdal state of somalia
@Suldan59
12 жыл бұрын
WAAAAAAAW XASAN WADO NOOLAW INBTI WAA DHULKII REER ANTIGAA UHEES
@ing4638
14 жыл бұрын
cabiira la xishoo puntland bari dhaw magaciina somaliland baa biinaysa dhagaha qarsada noociinaaas waxba fanaanka haka meeraysan no
@isxaaqmaryacade18
6 жыл бұрын
Fuaad Barkhad Nacas
@omerapdi1903
3 жыл бұрын
Waar heesta eryada ayaa lahaa waxa garanaya kuma jiro miyaa
Пікірлер: 72