Guriga ayaa lagu boodboodaa intaas ayaa gym kuu noqonaysa. Sokortana iska jar iyo wax kasta oo sokor lagu daro.
@shukriyaabdullahi4169
Ай бұрын
Samiiro yaraanka guriga waaye
@amranyasin6840
Ай бұрын
naa is catey sijedka ayeyde yaad uga egtahay😂😂😂😂
@sihamfarah-vx5wm
Ай бұрын
Ceeeb gabar walalsha ❤ kaleexo
@user-kg9tb9fx9e
Ай бұрын
Abyoy saa isku baŕaten adi xajiga noga shekey
@Farxadiyoguul
Ай бұрын
inaa yartahay wajigaadaa laga garanaa. Hilib badan kuma saarno. Hadii aad cafimaadkaada ka shaqayso oo xoogaa iscaatayso uur inaa qaado aa kuu fududanayso inshallah.
@xawomohamed1621
Ай бұрын
Xaajiga see isku barateen nosoo sheeg reer war jecel aanala dhahaaye soo de deji kkk
@WarsanOsmaan
Ай бұрын
Xaajiga see isku baratee war miyaa war ma jeclin waa nacnay😂
Пікірлер: 76