Alxamdulillah waa nin muslim Allaha isku kiin barakeeya farxad kuwada noolada waligiin Aamiin yaa rabi kuwa gaala la nool baa jira Ha u bixin dadka qaar waa bilaa aqlaaq Allaha ka cabsaneen
@user-cz2px7pz6h
Ай бұрын
Asc habo war kooda kabax wey kugu qaraarayaan ma ey heysaa noloshaan oo kale waxaan kugu waa in lahaa in aat qur aan ka waqtigaaga ku dhumin ogow in shooda kugu dhici karto gabar fiican ayaa tahay habo ee kuu ma fiican yuutuub in aat soo fadhiisato kuu a quuraan ee aakhiro ka fikir istiqfaarta badi uniyeyso in ilmo rabi ku siiyo
@aminaabdiadem9900
Ай бұрын
Asc wr wb ukhti mutasarif ma fiicno dadkana war ma daayaan inta xun u sabar ilahey ha isku kiin xifdiyo aamiin
@minaahmedmohammed8255
Ай бұрын
Man sha Allah illahey ha idiin Xafiido Adiga iyo xaajiga illahey waxaan kaga baryaa in illahey ubad kheyr qaba ❤🎉
@Hibaaqgarad
Ай бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan
@samiirosearchchannel2387
Ай бұрын
Mansha allah walshey wa gabar qalibi wanagsan owlaad baroya allaha idiinsiyo abayyo
@-zahraabdalla969
Ай бұрын
صبر جميل ان الله مع الصابرين يا اختي خلي كلام الناس❤
@user-mu7th8hu1c
Ай бұрын
Masha Allah ilahay ha ku xifdoyo
@user-ex6jv5eh7m
Ай бұрын
Mansh Allah abaayo muhimada wa qofka inow Muslim yahay ilaahey ha iskukin barakeyo❤
@zamzamcabdiraxman5351
Ай бұрын
Mashaa Allah walashay Somali maxamed ma qancin kartid, horumar wacan adiga iyo xajiga, from samira siman channel💖❤️
@user-mr3ze7ii1j
Ай бұрын
Noloshaada u dhabar adeeg abaayo dadka hadhageysan ilaheyna kuxirnow guuleyso
@maanomohamedali6135
Ай бұрын
Masha Allah keep going ❤❤❤
@user-bz9xh3pb6i
Ай бұрын
Nolashd waad ku faraxstahy ha uqana abaayo somalia weya saka warbadan yahin inta wangsn fiir abaaayo qaliya❤
@sacidfarxanaxmed
Ай бұрын
Masha Allah isku barakoba abayo jiro jogaa farxaad an dhaman ku wara
@Abuisra949
Ай бұрын
Mashallah gabadh qalbi wanagsan baa tahay gooys kaga Allah ku barakayo abayo ❤
Abayo gbr waxaa arke la dhahy miisaankaaga dhin jiim gal kadib ilaahy wax siiye is dhin caafimaad iyo qurux ba marwaaxadna shido bisinka dhidid sorry hdaa fogaade
@qadiijoaxmed2513
Ай бұрын
انما المومنون اخوه
@umumeysara223
Ай бұрын
Aniga aan talo ku siiyo abyo ha u jawaabin binii aadan ma qancin kartid wax na ma ka dhadhaco ha u jawabin way ku daba dhiganayaan
@user-xx9ev4wi7u
Ай бұрын
muslimiintu waa isku mid samirkaag wado abaayo dadka hadalkood ha ujoojin ❤❤❤maashaallaah alle ha iskukiin barakeeyo aaaamiin❤❤❤❤ alle ha idin siiyo awlaad khayir qaba in.shaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nastedave9842
Ай бұрын
Horta somali ma oga miyaa qofka noloshuu mari doona dhan in qofka loo qoro asagoon xitaa dhalan oo uur hooyo ku jiro. Aacuudu Billaahi jaahil af urayo badanaa
@user-vz9qv8zw2r
Ай бұрын
ثww Waxaa iska fiicneyd qof soomaali ah in aad guursato waxaan iska socdo MMB afiicna meel loo raacdo ama asal nasabkooda la aqoonin😢
@monerahashi2970
Ай бұрын
Don’t answer negative people
@abdibarre7520
Ай бұрын
Somalida way walanyihiin Wllhi abayo ha ujawbin ❤❤
@sahroabdullahi9935
Ай бұрын
Abyo yey kawlin nakahan imaka layihin e Nika somalia 🇸🇴 wakuwa ceynya dhahya dam dalaq kudhahyen le waye kuwas e iska day nakahan 😂😂😂😂
@queenqadra4659
Ай бұрын
Vlog bosasaso noga so sameey
@nuryousuf5147
Ай бұрын
aqas nin somali ah maa weey say hIv yoow ku gu ridin
@luvccupid
Ай бұрын
KZitem lacayg ka sameysid miyaa
@Ayeshahasan315
Ай бұрын
Keep going abyo prankiga noso badi ku hestye 😂 mida kle dad inad canaanato ayad rabta hadana qosolka iskuma celin kartid 😂😂😂😂
@asmafaysal7345
Ай бұрын
Waa samiira kle😂😂
@fatimaelmi1038
Ай бұрын
Ha u bixin Somalia da afka xun. Muslim wa isku mid. ignore
@hodansomaliahmed8661
Ай бұрын
Abaayo daganaantaada yaanay kunilowsiin
@user-bl7wk2qu3f
Ай бұрын
Ani waan baxay hadalkaaga iguma socdo samiiro aaday✋
Anigaba gabar dariskeena sidaas ku. Dhacday u knw pakistankan Kenya iyo somalia joogan waa kuwo gaajo uso cararay nagihi somalida nin ajinabi umbey maqlen kii tuugsanaye xita waa iska raacayan better ayago kuwo tujaar raadsadan
@hiboali5025
Ай бұрын
Pakistan waa islam ee naagaha somaliyed oo gaalada la joogo ma ka hadashaan, gabadha yaan lagu mashquulin
@farahjordan7744
Ай бұрын
Sxbeey meshaan hada imato wa ina dulqaad latimaada dadkan ada KZitem uso furtay waxee rabane iska so qorayaan udul qaado views radisna wa tahay hada xaqnaqesid waxba haso galin wa iga talo samiraba waxe rabane dhihi jireen see ugu dulqadanesay o isha uga firineesay watas hadafkeda we gadhay adna saas o kale noqo
@faizthabet2171
Ай бұрын
Abayo mataqana gabar ladhaho naciimo oo nin bakistan qabo ninka magaciisa waxaa ladhahaa safar iqbal afar ilmo udhashey sacudiga ayjogi jirtey
@user-ef6rb1bw7j
Ай бұрын
Wadankaga bakuufican
@najmaali1123
Ай бұрын
Dad war kudo iska dhaaf. Nolashada wado
@asmaanaxariisbdn2105
Ай бұрын
Sumaya abayo anga sidada kugu jecel ha u bixin warka dadka xun midkle ninkga ino kan ayga qabo ka baari sanyahay laga yaba marka wa hinaso io in waxaga lagu caayo xppti kasoco
Abayo soshal midiyaha ada somalaay dulqad yelo abayo dulqadyelo ok awlad wyrqabo a❤llah kudo aamiin yarabi
@istafaneybuni8637
Ай бұрын
Maxaa kagalay? Subxanala mind your damn business and let her be! So he is a foreigner how does that affect you? As long as he makes you happy sis ignore these people and do not ever explain yourself! Keep going sis
@Leylaluula-xr9jp
Ай бұрын
Ma Pakistani miyaa kuqabo gabdho maladhasheen haa hade tahay iska ilaa li waa dad xun xun wllo
@amranyasin6840
Ай бұрын
adiga bagistan maa tahay
@umulkhayrmaxamuud4187
Ай бұрын
Ragoodu way fiicanyihiin lakiin iska ilaali inuu pakistaan kuuxaysto walaahi hooyadi iyo reekooduu dadka way cadaabaan
@user-me1oq7vx4w
Ай бұрын
Haa aniga ayaa daganaa pakistan hada india daganahay,waa isku dhaqan, south asian ku
@mohamedhassan-yc2cw
Ай бұрын
Waa sixraan Gabar Somali Pakistan ayu gestay qol Ku xeray walidked wuu ka gooyay banaan Uma baxdo marar badan ayey ka cabatay wlhi
Пікірлер: 108