caleek axmed rooble cali dayax heestaan aad baan uxiiseeyaa sababtu waa cadale cadale wa magalo aan aad u jeclahay waa magaalo aan ku noolaa 2sano walibana aan meel uga bixin cadale good city 1992-194 an daganaa aada baana u jeclahay illah nabad hanooga dhigo
yaa salaaaaaaaaam waxaana hees lagaa dhahaa cadale maa taqaanhee
@ahmedzakaria1007
9 жыл бұрын
Hestan waaa hes qali igu ah waa magaladan ku bar baray waa magalo lagu fani quruxda xebreda showrida dhadher xasuus waa salaman tihin rer cadalle dhaman qasatay rer dawadagaha ciyal shelema axmadey ali kashaweto intan ka xasuusto mudo hore igu dambesay
@khaasimhaaji9944
8 жыл бұрын
ahmed reer cadale miyaaad ahed bro waxaaa lagayaba ina is garano aniga eh reer cadale qasatan reer danwadaaag
@abdirahmanmohamud9713
7 жыл бұрын
mashlh my dhulkeda allaha nodhaaafo xasuuus mudan intiii rer cadale salan saree inti itaqana iya intana iaqoon xasus mudan
@HasuuniHassan
8 жыл бұрын
waxaan raadinayaa ilaa iyo hada album kaan oo dhameystiran
@lailawaran652
6 жыл бұрын
Hasuuni1000 Hassan sido kle walal waan waayay walibo hees calaacal ah oo albumkan ka mid aheyd miraheedana ay kamid ahaayeen (inantaan u casaaday u cadaabay nafteyda cishqigeeda ihaayo caadil weeye illaahey mid kaley la caroowday cafimaayo koleytoo woow calaacalayaa calaf maan uleheynoo cida maa ihabaartoo ma anigaa ceshan waayee) pls hadii aad soo hesho ila soo gaar
@abshircalimaxamed777
Ай бұрын
Wlhi aniba waan waayay waan ku Soo hadal bartay album kaan dhowr heesoo ka xafidsanahy sida caadiloow calafkey ka yeel inantii caseyd kama caajisee
Пікірлер: 10