Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo sida ay shareecada islaamka u dhowrtay xaqa ay haweeyneeydu u leedahay iney doorato qofka guursanayo, adilada sharciga ah ee cadeeynaya dhowrida xaqa doorashada haweeenka, saameeyn sidee ah ayuu ku yeelanayaa haweeneeyda maskax ahaan iyo jir ahaanba in haweeyneeda ay heli weeyso xaqa doorashada haweenka qofka ay is guursanayaan , sidee loogu dhiirigalin karaa bulshada iney ka qeeybqaataan dhoowrida iyo difaacada xaqa haweenka ee doorashada qofka ay is guursanaayaan.
Негізгі бет Barnaamijka Tusmada Sharciga | Xuquuqda haweenka ee ku aadan doorashada Seygeeda | Cusmaan Cadceed
Пікірлер: 1