#TusmadaSharciga #MULCC #WAC2233
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxaa diiradda lagu saarayaa in jawaab loo helo su'aalahan soo socda:
1. Maxay tahay siyaabaha lgu xalliyo murannada ka dhasha ganacsiga sida deymaha iyo hanti-isku-darshada (shiraakada)?
2. Waa maxay xuquuqda u dhaxaysa ganacsatada (shirkadaha) iyo macaamiisha?
3. Kaalinta noocee ah ayay ku leeyihiin heshiisyada ganacsiga iyo habraaca maaraynta khasaaraha in si sax ah xal loogu helo murannada ganacsiga?
Негізгі бет Tallaabooyinka Xallinta Murannada Ganacsiga | Avv. Bashir Sheekh Maxamed
Пікірлер: 1