@@abdirahmanmohamed8388 Beesha mareexaan ma ahan, waa beesha hormarka somalia jecel - sidaas ayaa u sabab ah in Farmaajo aad loo jeclaado.
@XasanDucae
7 ай бұрын
Faramaajo waa hogaamiye ya qaana dantiisa iyo ilaalinta magaciisa mana ahan shaqsi leh caadifad oo lidaaga hogaamiya io lidka siyaasadaba
@saadhussein5466
7 ай бұрын
Welcome Mr president Your City that you born
@MohamedHassanAbdille
7 ай бұрын
Farmajo kufilan siyaasada ❤️
@walidcamran7942
7 ай бұрын
Ilaahoow noosooceli xabuubu malaayiin
@dekeofficial8817
7 ай бұрын
Riyo amat ku jirta
@sanaaco7609
7 ай бұрын
Aamiin yaarabb
@sanaaco7609
7 ай бұрын
Aamiin yaarabb
@NastehoMousse-bj7en
7 ай бұрын
Amin inchallah
@runkahadasho8495
7 ай бұрын
Aamiin yaa rabi 😢😢
@felisabdi3794
7 ай бұрын
Illaahey ha badbaadiyo Farmaajo, waayo meeshaas cadow badan baa jooga, Illaahey ha badbaadiyo, Imarad iyo qashinka Muqdisho kujira, Allaah badbaadiyo… aamiin aamiin aamiin
@NastehoMousse-bj7en
7 ай бұрын
Amin inchallah
@kafiosaid746
7 ай бұрын
Amiin
@Selma-Jamal_.
7 ай бұрын
Amiin
@Selma-Jamal_.
7 ай бұрын
Wllhi waan u baqaya illahay ha badbaadiyo mwhena mudane farmaajo
@myusuf951
7 ай бұрын
Amiin
@abdirashiidcawaale6024
7 ай бұрын
Xaabibu malayiin welcome❤❤❤❤
@nurkikishkiadan1567
7 ай бұрын
My fav j❤
@abdiahmed5019
7 ай бұрын
Soomaali hadey dooneyso horumar lataaban karo, midnimo iyo inaan aduunka lajaan qaadno aynu soo celino Erdoğan ka soomaaliyeed Mr Farmaajo.
@MaxamedFaraxtalan-j1c
7 ай бұрын
dawlaadnimadu wa Umaad ee maha shaqsi Ila umaad ahaan lo heeshiyo sida unba lagu jiri .......nin heebeel xaabibi Malaayin nin heebeel dal xooreeyo waxaas wa sheekada somaaliya dib u dhigay ..mw Erdoğan reer Turki waxay u yaqanaan hogaamiye shaqadi lo idmay ku hogaaminayo ....ee xabiibi malaayiin uga yeedhan
@MohamedaminAmin-e8h
7 ай бұрын
Welcome back the beloved president mohamed Abdullahi farmaajo
@NastehoMousse-bj7en
7 ай бұрын
Welcome farmaajooooooo WE need you to back
@cumaryuusuf8881
7 ай бұрын
Ninkii talada dalka lagu wareejiey wuu la anbaday waa in runta laysu shegaa
@Adnanos10
7 ай бұрын
waqtigan ma ahan in dasturka lagu masquulo ee waa in cadowga amxaarada la iska dhicyo
Farmaajo inuusan dalkani kamaarmayn ma isku raacnaa❤❤❤
@calilaccy4287
7 ай бұрын
Beentaa maaha
@deeqocabdisalanwarsame6444
7 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@filsanmahad1424
7 ай бұрын
Haaa❤
@abdirizakabdallah2672
7 ай бұрын
Xabiibul Malaayiin
@ilyasrama6292
7 ай бұрын
The king is back
@sahromahamud
7 ай бұрын
Manshaallaah Illaaheey Ha Ilaaliyo Farmaajo Cadowga. Allaha Ka Ilaaliyo 🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇹🇷🇹🇷🙏Turkiga Allaha Noo Keeno Say Noo Caawiyaan Madaxweyne Xassan Waxaa dhuminaaya Ismaaciil Cumar Geele Iyo Imaaraatka Oo Waddo Qaldan Oo Ku Amraaya Itopia Iyo Muuse Biixi U Saxo Badda Si Ay Soomaalia U Burburintisa U Hir Gasho Imaaraatka
Dhusomiyaa maseh wee dheb warhooy yan lagu xirin ee muqdisho ha iskutagin
@AbdirizakHasan-g3y
7 ай бұрын
Xaar maajo madaxeeynihii ugu xumaa ee soo mara dalka soomaaliya waxaa madax maray qabiil iyo qudhun inta taageerada u ah waa wax ma garatadii hantida soomaaliyeed ku dhisatay xaafadii booli qaran ee markii danbe caga cadaanta ka carartay
walaal dad kasta wax ba lagu dhaqa o uqalma dal somalia o kale ah laguma dhaqo hdaad siyaasad iyo cilmi iyo caqli lerdahay waayo xuduudaha dadka maxirna majiro cidan awood leh o dalka wada maamulo majiro ama kala qaadasho oo mamul kasta asaga isku taliyo marka hdad tirahdo aragti hal qof ba qasab ah ogow dadka sii kala fogaanayo
@Walaal2017
7 ай бұрын
@@qalbidaryeele 24 sano ilaa Carta baa lalahaa yaan waxàas lataaban yaan laysku dayin waa lakala fogaanaya waxna kuma hagaagin mida kale ciidan in lasdhiso kuma xirna Arintan mida kale xuduud lama ilaalin karo ilaa laga taqalusa Hogaamiya Qabaa,ileedka maamulada isku sheega ee dowladnimada isbaarada udhigtay ee dalka kala xir xiray qaar baa xitaa alshabaab lashaqeeya si,aanay Dowladi usoo gaarin meelaha ay joogaan
@ahmedyaasiin5881
7 ай бұрын
@@Walaal2017wllo somalia waa dal aan aduunku Rabin inuu dhismo markaa hogaamiye kooxeedka iyo maamulka somalilan ayaa la taageerayaa si loo wiiqo dawladnimada dalka
@DaherOsmanmouse
7 ай бұрын
Farmajo ilahay haku nabad keno adiko nabada manda somali way ku bahandahay
@abdulkadirmohamed8285
7 ай бұрын
FARMAAJO MUXUU SAMEYN KARAA WAQTIGIISABA WUU KA FAA'IIDANSAN WAAYEE FARMAAJO TEAM
dhamaystirka dastuurka cidina madiidana lkn hbarteed eey katahay in shaati laga tosho wax laisla ogol yahay baana lagu dhamaystirayaa. rageedaaa usoo kabo qaatay loona baqi maayo 😉lol
@AbdilaahiAbdirahmaan
7 ай бұрын
Oo waxaan idinwaydiiyay xasan kursiga ma inqilaabuu ku fuulay
@geedigt
7 ай бұрын
Qabiilnimo ayaa warkaas kaa keeneysa
@Somfox1
7 ай бұрын
Farmaajo la aantii waa Dowlad la aan iyo Hantiboob walee!
@ayansheikh7782
7 ай бұрын
Faramaajo ha aminin dadkan Hawiye wadani ma aha waa. Tuuuuugo iyo dilaaaaaa
@AbdirizakHasan-g3y
7 ай бұрын
Reer booli qaran sidaad aaba siyaad u lahaydeen ayaad qaxooti kenya ku noqoteen siyaad bare isna isagoo qaxoiti ah ayuu dhintay marka xaarmaajo isna waa iska qaxooti kale ee haku daalin gaylan qabiiliistoow
Welcome madax weyne mohamed abdullahi farmaajo siyaasiga keliya ee mee saari kara shisheeye ee an hantida dalka damac kaga jirin wankuso dhaweneynaa madax weyne
@mohamedibrahim7653
7 ай бұрын
Mar baa la qaldamay mar dambe insha Allah ma dhici doonto ilahay yaa na dhaafshay xaar farmaajo
@khadarsalehsaleh5323
7 ай бұрын
Wax xikmad ohoo uu so kordhinayo maleh
@guledgled8695
7 ай бұрын
Ma imaan karo farmaajo caasimadda waayo dulmi iyo qabyaalad ayaa lagu bartay waanu tuuryeynaynaa
@mdirye4764
7 ай бұрын
CBB iyo aabohood kooxdd fashilantay
@bashirahmedsalah8474
7 ай бұрын
Farmaajo waa la dilaya haduu xamar tago mahad kawaanle ma cafinayo😢
@jamayasin2155
7 ай бұрын
Haddii farmaajo Xamar ku noqdo inta Xasan iyo kooxdiisu joogaan waa khalad uu ku dhacay Naftiina khatar ku geliyey
@yaqubabdi9532
7 ай бұрын
Farmajow ha ku milmin mucaaradka ka hor imasanay. Farmajo haday u damatay hadu ku biira
@MaxamedFaraxtalan-j1c
7 ай бұрын
Xayaaysinta naga dhaaf kuwa joogo umu lamidyahay
@MustafaAli-nk2py
7 ай бұрын
Ku hada jooga hantidii qaranka uu ka tagay ayeey xaraashayaan allow yeeysay siyaasiyiinta iyo tiyaataraka qaranka ayagoon xaraashin na dhaafi 😂😂😂😂
@MaxamedFaraxtalan-j1c
7 ай бұрын
Marka hore ha yimaad farmanjo xamar
@samiiradirie2559
7 ай бұрын
adi muu kaala tashanaaa🤔
@MaxamedFaraxtalan-j1c
7 ай бұрын
@@samiiradirie2559 maaye wa guurigisi hooyo ku dhashay xamar
@KhaalidQase
7 ай бұрын
Ninkaaga sidan u weynaynaya Farmaajo, sidee dadku kuugu yaqaanan write dhex ah.
Пікірлер: 218