Barnaamijka Tusmada sharciga qeybtiisaan wuxuu diiradda saarayaa in la fahmo ilaalinta xuquuqda qofka uu u leeyahay in laga gargaaro markii ay musiibo dhacdo.:
1. Fikrad guud oo ku saabsan waxa loola jeedo musiibo , Imisa ayeyna u Qeybsamaan musiibooyinka.
2. Waa maxay saameynta ka dhalan karta musiibooyinka noocyadooda kala duwan?
3. Ahmiyadda ay u leedahay bulshada in la damaanadqaado xuquuqda helitaanka gargaar marki ay dhacaan musiibooyinka?
4. Xuquuqda ah inay dadku helaan gar gaar yuu xil kasaaranyahay?
5. Hadii dadka ay ku habsadeen musiibooyinka ay heli waayaan xuquuqda gargaagka maxaa dhici kara?
6. Tusaalooyin ku saabsan sida shareecada islaamku u boorisay gargaarka markii musiibooyin dhacaan iyo sida loo dabaqay ilaalinta helitaanka xuquuqda gargaarka?
7. Xiriir intee la ek ayaa ka dhexeeya ilaalinta xuquuqda helitaanka gargaar iyo helitaan bulsho ka caafimaad qabta is neceybka iyo colaado … iwm?
8. Xeerarka dhaqanka soomaalida ee soo jireenka ah kaalin intee le’eg ayuu kaga jiraa ilaalinta xuquuqda u gargaarida dadka dhibaateysan?
9. Talooyin ku socda Dowladda iyo guud ahaan bulshada soomaaliyeed si loo dhowro xuquuqda helitaanka gargaar markii musiibo dhacdo.
Негізгі бет Ilaalinta Xaqa Qofka uleeyahay in loo gargaaro Marki ay Musiibooyin dhacaan l Abdurahman Salim Ahmed
Пікірлер