Barnaamijka tusmada sharciga Qeybtiisan waxaa uu diirada saarayaa ina la fahmo ahmiyada uu deegaanku u leeyahay noolaha , sida shareecada islaamka ay ahmiyad u siisay ilaalinta degaanka , sidee ayaa loo ilaalin karaa nadaafada deegaanka guud ahaan, hadii uu wasaqoobana maxaa ka dhalanaya, hada ma jirtaa somaaliya dhibaatooyin muuqda oo xaga wasaqoowga deegaanka ah
Негізгі бет ilaalinta xuquuqda aadanaha uu u leeyahay in uu ku noolaado deegaan nadiif ah | Dr-Mohamed-Nasir
Пікірлер