Guurka ajniba xaqiiqdiisa ayaad ka warbixisay Waad mahadsantahay Waxaad tahay geesiyad run sheeg ah Kuwa badan baa ku jira cadaab aysan sheegi karin Oo qalbiga ka ooyaya
@ladyindestructible3864
11 күн бұрын
I’d also like to add that any marriage requires effort and dedication. When you bring two people together under one roof, it’s exciting at first, and love is in the air. However, as time goes on, it’s essential to invest in the relationship to make it meaningful and foster a deep connection. Whether you’re from the same background or in an interracial relationship, what truly matters is both parties' willingness to work hard for their partnership. That commitment is key to building a meaningful life together
@khadrafarah4778
11 күн бұрын
Wll daqiiqadaha soo badi ugu yaraan 10daqiiqo kasoo dhig
@abdirahimmohamedahmed3399
11 күн бұрын
Qisadaada aad baan uga damqaday walaahay ,naag ajaanib aaday weligay kama nixin lkn walaashay adiga daacad nimaa kaa muuqata ilaahay haku tayasiiro, hadana weli habadhyar baad tahay kabax noloshaas, caruur ta dartood culayskaa ha ugu jirin, waa ayaad quraana, qofna lama kaliifin ha iskaliifin
@sitsuhuur9169
Күн бұрын
Been ma sheegin waa tan i haysata oo aan lahayn si looga baxo illaa in arintaada ilaah u dhiibto bis waayo caruurtaada way adagtahay sida aad uga tagtaa xataa caruurta naftooda marka ay arkaan inaadan kalmad lahayn xaalanafi ayaa ku dhacaysa xataa ixtiraamka ay kuu hayaan wuu dhamaanaa calalaah qadar eebe waa laqaataa qaaliyeey❤
@amalfarah4015
11 күн бұрын
Wallal Nima, maadaama aad weli wada joogtaan, videos kaan amay dhib kale kuu keenaan? Illeen luqada turkishka waa lawada yaqaan. Soo ma dhici karto in odaygaaaga loo tarjumo hadaladaan aa KZitem soo dhigeysid. Waa hadaa weli rajo ka leedahey...
@neamasuldan7166
11 күн бұрын
Anigaba wan iswaydiyay walal Ilahy dhib kagama keeno
Walal macaan waxaad wadaa shaqo fiican. Waad sax san tahay waxaad sheegayso waa Run waxaan codsanayaa inaad soo badiso Video Runtii markasta waxaan aragnaa positive side but no one talks about negative.
@nurhawa646
11 күн бұрын
Brilliant lady🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maryanabdullahi2612
11 күн бұрын
Maashaa allah horey u soco sister 🎉🎉🎉🎉🎉
@abdullahdugow5307
8 күн бұрын
marriage is luck and your problem is cultural conflict sorry and patience pays.
Video yada gaagaaban waa Tiktolk huuno ee KZitem soo Yara dheere video ga
@monamohamed2052
10 күн бұрын
Abayo wa ku so ducaynynaa wlh nag adag o ad u cqli bdn aya thy dadkagna wa u holiday haday wx ku qadanyn
@asiliborle6342
11 күн бұрын
Sax abayo
@ZahroAadan-p6x
11 күн бұрын
Abaayo wadankee ku noshay
@sumayaabdullahi8280
11 күн бұрын
Waa Koowe guurku ajnabi iyo ajnabi la'aan malahan Kii in uu ku xumeyo ay kuu qorantahay waa uu ku xumeyn Labo. Cida ilahay calafka kugu daray waa dad xun Mana ahan dadka kale waxa adiga ku heysto in ay wada heysato reeraha kale marka taada uun inooga sheekee
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
10 күн бұрын
Noo soo dhameystir wllo wlhy waa daalay sidaan ku sugayey🥹
@mariammoallim669
11 күн бұрын
Guuleyso walalo
@nimosuleiman
11 күн бұрын
Ninku markaa gabadhi I kale ma qaba hada
@FatimaMaxamedo
11 күн бұрын
Walalalo ninku madowbaa mise cadaan mise carab tankle walalo wa calaf. Gurku
@hodanabdi580
11 күн бұрын
Waa turkish abaayo
@zuzuzuzu5106
11 күн бұрын
Videoyadii hore aad so galin jirtay iska xidh ama saar soda kuwa tiktoka
@daud6248
11 күн бұрын
Mahadsanid wacyegalinta aad ka wado Bulshada somaliyeed
@Farxadiyoguul
11 күн бұрын
Nikaax haduu jirin maxaa la sameeyn caruur ayaa meesha joogtee. Iyadana ineeysan ogeen ayaa laga yaabaa oo saas ku gashay.
@daud6248
11 күн бұрын
@@Farxadiyoguul masjidka lagu nikaax sadey
@hodanmohamedahmed703
11 күн бұрын
mide kale ninkaagu wadankee u dhashay noo soo sheegg
@mohamedabdullqani
11 күн бұрын
Waa turk
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
11 күн бұрын
Qof walasha ha uqorinin commenti xun please
@hodanmohamedahmed703
11 күн бұрын
here looyiri dad iyo duur waxaadan filanayn ka filo waaye baayo
@fatumamohamed7748
11 күн бұрын
Waxa gabdha caynaayo naagaha noloshan ku jiro oo rabo in dabka ay ku jiran in lala galo. Qatar ayaa ku jirtaa xataa wuu ku dili karaa.
@Farxadiyoguul
11 күн бұрын
Ninka ma muslim baa inlee qofka muslimka ah diin baa celisee.
@FartuunGafaje
11 күн бұрын
Waa muslim laakin dhaqankoodaa saasa hablaha waydulaystaan maaha sida soomalida
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
2 күн бұрын
U malee in uu yahay Kurdi-Turkish.@@FartuunGafaje
@ummumohammedmahmoud1685
11 күн бұрын
Routine bilow walashey jirkaga ku mashqul wajigan kaa halabay hagaji adaaa is dhigay ninkan hadu ku bahdilay sidi xolo camal iska so racday of course siduu ku aminah walashey cadabta ku jirta marki hure iska sari weyday hada carur heysatah ninki la jogta inaa shegatoh waa kugu ceeb fiyus hadu kaa galay ninkaga iyo hoyadis in ceydoh waa xaram xirfad kale la imow walasha hadenah run kaa tahay adaaa dortay waxba hanogo shekeynin doqon baa tahay xolo hada tahay sidoo ku aminah iska so racday bisinka iska amuh
@Princessicyspicy
11 күн бұрын
Asc the man you married is Turkish habaryar and they don’t even treat their own women well they’re known to be abusive please stop saying all ajanabiis , there are bad Somalis just like how there’s bad ajanabiis and good ones everywhere I hope you find yourself and get released from your prison inshallah 🙏🏽
@Farxadiyoguul
11 күн бұрын
Allah knows best but does a practicing Muslim man treat his wife this way.
@Princessicyspicy
11 күн бұрын
@@FarxadiyoguulNo but Turkey is a very misogynistic country I see Turkish women protesting every year against their abuse most Turkish people are Muslim but they’re a secular country and very nationalistic so they’re not that practicing and they’re Sufis mostly the man this habaryar is married to stole her Muslim rights and she still isn’t planning to leave she said in her other video that she’ll stay with him until she leaves this dunya SubhanAllah
@inacumar1524
11 күн бұрын
Dhib malahan abayo ninkada horta wadankee ka soo jedaa Adiga seyd isku barateyn Intee joogtay markii aad is baraneyseyn meelo ilmo ayaad u haysaa hada
@Latisha7
7 күн бұрын
Danta aad sheegi waamaxay jacalbaa layskuguursadaa adigu hadaad kudanaysi kuguursatay adigu iskasheekee waad kalahadlaysaa ninkaga waad jeceshahay sida aad fiidyawgii hore kusheegtay waa maxay kalahadalka aad kalahadlaysid naaninka waad ispabtaan in aad iskuwaartaanna waadrabtaa taas oo iicadaynaysa in uu nin wanaagsan kupabo kumafahmin
Пікірлер: 69