Barnaamijka Tusmada sharciga qeeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo ahmiyada biyaha ay u leeyihin nolosha aadanaha , shareecada islaamka muhiimad intee la eg ayay siisay helitaanka biyo nadiif ah , madaama helitaanka biyo nadiif ah tahay arin dastuuuri ah yuu xil ka saaranyahay xaqiijinteeda, hadii dadku ay lasoo gudboonaato biyo la aan dadku masoo dacweeyn karaan dowlada.
Негізгі бет Bar. Tusmada sharciga | ilaalinta xuquuqda dadka si ay u helaan biyo nadiif ah | Dr Cabdiraxman
Пікірлер: 1