Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo dhibaatooyinka ku dhici kara qofka qaxootiga ah iyo sida loo ilaalin lahaa xuquuqdooda:
1. Waa kuma Qaxooti?
2. Maxay kula duwan yihiin Qaxooti iyo Barakace?
3. Xuquuqda Qaxootiga waa maxay?
4. Dastuurka Soomaaliya iyo Xeerar ka kale Dalka, sidey u ilaaliyeen Xuquuqda Qaxootiga?
5. Heshiisyada Caalamiga ah sidey u ilaaliyaan Xuquuqda Qaxootiga?
6. Shareecada Islaamka sidey u ilaalisay?
7. Xeerarka iyo dhaqanka soomaalidase ma ilaaliyey xuquuqda dadka qaxootiga ah?
Негізгі бет Ilalinta Xuquqda qaxootiga:Dasturka Somaaliya iyo Heshisyada CalamigalAVV: Cabdulaahi Sh. Adan shire
Пікірлер