#MULCC #Wac2233 #myrights #mulc #expandingaccesstojustice
Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo dhowrida iyo ilaalinta xuquuqda qofka uu u leeyahay in uu isu sharxo doorasho ama uu wax doorto:
1. Marka hore fikrad wuxuu naga siinayaa xaqa qofka uu u leeyahay in uu is sharaxo ama wax doorto lana doorto.
2.Dastuurka soomaaliya iyo xeerarka caalamiga ah ahmiyad intee la eg ayey siiyeen dhowrida xuquuqda muwaadinka uu uleeyahay in uu is sharaxo ama wax doorto lana doorto?
3. Ahmiyad intee la eg ayey u leedahay degenaanshaha iyo xasilloonida dalka helitaanka xaqa qof walbo uu uleeyahay in la doorto ama wax doorto.
4. Wax inooga sheeg shareecada islaamka sida ay u ilaalisey xaqa doorashada maxaana u daliilah arinkaa?
6. Sidee loo ilaalin karaa xuquuqda qofka in aan lagu xadgubin, Hadii la dhowriwaayo xuquuqdoodana maxaa dhici kara ?
7.Side bulshada loogu sii adkeyn lahaa in ay helaan, ilaalshadaana xuquuqdooda is doorasho, si aan loogu xadgudbin
8. Ugu dambeyntii maxaad kula talin laheyd maamulayaasha iyo guud ahaan bulshada soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan
Негізгі бет #MULCC
Пікірлер: 1