moowuucaan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo waxa loola jeedo xaqa helida macluumaadka , sidee ayuu u heli karaa qofka muwaadinka ah macluumaadka uu u baahan yahay , marka la eega dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka waa maxaay qodobada sida gaarka ah u cadeeynaya xuquuqda helida macluumaadka , maxaa cawaaqib ah oo ka dhalanayo hadii la dayaco ama lagu xadgudbo xaqa helida macluumaadka
Негізгі бет Barnaamijka Tusmada Sharciga | xaqa helida macluumaadka | Cali Sheikh Adam Yusuf
Пікірлер: 2