Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo xaqa karaamada aadanaha oo ay shareecadu ilaalisay , waa maxay xaqa karaamada aadanaha , marka la eego dastduurka iyo shuruucda kale ee somaaliya waa maxay qodobada sida gaarka ah u difaacaya karaamada aadanaha. saameyn sidee ah ayuu ku yeelanaya hormarka qofka maskax ahaan iyo bulsho ahaan hadii wax loo dhimo karaamadiisa iyo sharaftiisa
Негізгі бет Barnaamijka Tusmada Sharciga | ilaalinta xaqa karaamada Aadanaha | Dr Mohamed-Nasir
Пікірлер