Barnaamjika tusmada sharciga qeybtiisan waxa uu diirada ilaalinta xaqa qof kuu u leeyahay inuu doorto xirfad uu ku shaqeeysto , ahmiyada ay shareecada islaamku siisay guud ahaan shaqada, marka la dastuurka somalia waa maxaay qodobada sida gaarka ah u difaacay qofka inuu doorto xirfad , saameyn sidee ah ayuu ku yeelanayaa hormarka qofka iyo bulashada guud ahaan hadi qofka laga qasbo xirfad uu san dooran.
Негізгі бет Tusmada Sharciga | ilaalinta xaqa uu qofku u leeyahay inuu doorto xirfad shaqo | Cabdiraxman Saalim
Пікірлер: 3