Barnaamijka tusmada sharciga qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo goorma ayaa laga caban karaa garsoore, dacwada ka hor ama kadib hadii dhinac kamid ah dhinacyada dacwada uu doonayo inuu garsoore ka cawdo halkee buu kaga cabanayaa , marka la eego dastuurka ama shuurcda kale ee Somalia waa maxaay qodobada sida gaarka ah xaqa u siinayo dhinacyada dacwada iney cabsho ka keenan garsooraha gali doono kiiska ama ku gudo jiro , hadii garsoore laga cawdo dhinacii cawdayna uu daceen kari waayo maxaa tallaabo ah oo ay maxkamadu qaadeysaa.
Негізгі бет xaqa ay dacwoodayaashu u leeyihiin in ay codsadaan ka wareejinta garsooraha kiiska / Cali Sh. Adam
Пікірлер: 1