#MyRights #MULC
#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC
Barnaamij ka Tusmada Sharciga Qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa xuquuqda caruurtu uleeyihiin in laga ilaaliyo dhaqan xumada, dayacaada, xadgudubka iyo sharaf dilka.
* Waaa maxay dhaqan xumo , dayac, xadgubub. Iyo liidit?
* Sidee bay u ilaaliyeen xeerarka dalka iyo heshiisyada caalamiga ah xaqa ka ilaalinta ubadka xadgudubka iyo sharaf dilka?
* Maxay ka dhigantahay ilaalinta dastuurka uu ilaaliyey xaqa ay ubadka u leeyihiin in loola dhaqmo si wanaagsan oo xushmad leh?
* Shareecada islaamka ahmiyad intee la eg ayey siisay arinka ku saabsan in caruurta loola dhaqmo si wanaagsan lana daryeelo loona xushmeeyo
*Yaa xil kasaaran yahay xaqiijinta ka ilaalinta caruurta in lagu xadgudbo?
* Hadii ay lasoo gudboonaato ubadka daryeel la aan iyo sharaf dhac iyo dhaqan xumo maxaa dhici kara?
Негізгі бет Tusmada Sharciga | Xaqqa ubadka in dayac laga ilaaliyo| Dr. Maxamed Nasir
Пікірлер